Rabshado ka dhacay Magaalada Jigjiga iyo rasaas laga maqlay (Daawo Sawirro)

Rabshado ayaa la sheegay iney galabta ka dhaceen Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya, iyadoo rasaas xoogan laga maqlay qeybo ka mid ah magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in rabshadaha iyo rasaasta laga maqlay Magaalada Jigjiga ay bilowdeen ka dib markii dad careysan oo ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada ay sameeyeen dibed-baxyo rabshado wata iyagoo … Continue reading Rabshado ka dhacay Magaalada Jigjiga iyo rasaas laga maqlay (Daawo Sawirro)